WAJAALE NEWS

Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari oo Si Qoto Dheer Uga Waramay Xidhiidhka Ka Dhaxeeya Somaliland iyo Sucuudiga

Hargeysa (WJN)- Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari oo ka mid masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa uu si qoto dheer uga hadley xidhiidhka ka dhaxeeya Somaliland iyo Sucuudiga.

Sidoo kale Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari ayaa waxa kale oo uu ka hadley munaasibad habeenkii xalay ahayd ay Hargeysa ku qabteen Jaaliyada Sucuudiga ee ku dhaqan Somaliland oo ay ku xusayeen sanad guuradii ka soo wareegtay midowgii boqortooyada Sucuudiga.

Dhinaca kale Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari ayaa waxa uu xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in ay si dhow ula shaqayso dawlada Sucuudiga.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version