LAASCANOOD(W,N) Magaalo madaxda gobolka sool ee laascanood ayaa ilaa habeenkii xalay waxaa ka dhacayay isku soo baxyo kaasi oo ka dhashay hal qof oo lagu dilay gudaha magaalada.
Dadwayne gadoodsan ayaa wadooyinka maagalada ka samaynayay rabshado iyagoo ciidamada amaanku isku dayayeen in ay kala eryaan
Rabshadaha ayaa sobobay dhaawaca afar qof iyo khasaare kale oo baahsan
Maamulka gobolka sool iyo laamaha amaanka ayaa wali ka hadal dhacdadan;
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;