HARGAYSA(W,N) Taliyaha Guuud ee ciidanka qaranka Somaliland Sare Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa shacabka, ciidamada kala duwan ee qalabka sid, iyo qoysaskoodii ka tacsiyadeeyay geerida laba saraal oo ku kala geeriyooday Malaysia iyo Adis Ababa kala tirsanaa ciidanka booliska iyo qaranka
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN,