HARGAYSA(W,N) Afhayeena xisbiga wadani oo maanta ka qaybgalay xafladii qalin jabinta jaamacada hargaysa ayaa ka hadlay arimo door ah isagoo ardayda qalin jabisay usoo jeediyay in qofwalba waxa uu bartay haayada ku shaqada leh ay udoontaan shaqo isagoo si gaara Ardayda sharciga baratay ugu baqay in ay ciidanka booliska galaan
Dhanka kale siyaasi barkhad batuun ayaa madaxwayne Somaliland oogoobta fadhiyay ugu baaqay inn uu dalka fur furo magaca loo bixiyayna uu ku badalo muftaax
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/GP6S0GbbnCI