WAJAALE NEWS

DAAWO; Mareeyaha Haayada Wadooyinka Somaliland Oo Kormeer Ku Tagay Jidka Isku Xidha Gabiley Iyo Wajaale Oo Dayactir Lagu Samaynayo.

Wajaale(W,N) Maareeyaha Haayada Wadooyinka Somaliland Oo Ay Weheliyaan Masuuliyiinta gobolka gabiley ayaa kormeer Indho indhayna kusoo Maray jidka isku xidha magaalada Gabiley iyo Wajaale oo dayactir lagu samaynayo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version