HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyihii hore ee golaha dhexe kulmiye jaamac shabeel ayaa ka hadlay xaalada dalka isagoo sheegay in aanay madaxwayne biixi ka yeelayn in uu baabiiyo tacabkii madaxwaynayaashii ka horeeyay iyo kulmiye ahaan kii ay galeen.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;