WAJAALE NEWS

Imaaraadka Oo Xaqiijiyay Duqaymo Ay Ka Gaysteen Magaalada Cadan.

Cadan(W,N) dawlada emaaraadka carabta iyo isbahaysiga ay hogaamiyaan ayaa maalmihii udanbeeyay weeraro ka gaysanayay magaalada cadan ee dalka yemen oo wakhtigan ku hawlan in ay ka go,do dalka yemen.

Emaaraadka ayaa cadeeyay in ay weeraro ka gaysteen  gudaha magaalada cadan

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version