HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada maaliyada Sacad cali shire ayaa jawaab ka bixiyay dhaliilo xukuumada madaxwayne biixi uga yimid sheekh aadansiiro kuwaasi oo uu sheekhu kaga hadlay dakhliga dalka iyo Sida loo musuqmaasuqo hantida umada
Wasiir sacad ayaa dhanka kale ka hadlay sobobta Madaxwaynaha somaliland iyo waftigiisii looga reebay casuumada uu boqorka dalka sucuudigu ufidiyay madaxda kasoo qaybgashay gudashada xajka.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/UO5ka2OXPoU