|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Wasiirka Maaliyada Jsl Oo Xamili Kari Waayay Dhaliishii Sheekh Aadansiiro Ee Dakhliga Dalka Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay!
August 17, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada maaliyada Sacad cali shire ayaa jawaab ka bixiyay dhaliilo xukuumada madaxwayne biixi uga yimid sheekh aadansiiro kuwaasi oo uu sheekhu kaga hadlay dakhliga dalka iyo Sida loo musuqmaasuqo hantida umada Wasiir sacad ayaa dhanka kale ka hadlay sobobta Madaxwaynaha somaliland iyo waftigiisii looga reebay casuumada uu boqorka dalka sucuudigu ufidiyay madaxda kasoo qaybgashay gudashada xajka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/UO5ka2OXPoU Related posts:DAAWO;-Sheekh Yuusuf Cabdi Xoore Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ka Jeediyay Xuskii Siyaarada Sheekh Cabdiqaa... Bilowga Mashaariicda JPLG-da Ee Sannadka Cusub Oo Maanta La Kala Saxeexday Qasriga Madaxtooyada Jsl. Wasiirrada Magaca Somaliland Xilalka Kaga Haya Soomaaliya Iyo Xildhibaanno Caan Ah Oo Markii U Horey... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|