HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa madaxwaynaha Somaliland ku dhaliilay kulankii uu la yeeshay wasiirada ka socday somaliya isagoo sheegay in talaabadaasi bulshada reer Somaliland tusayso in aanay jifo lahayn siyaasada arimaha dibada ee xukuumada biixi
Sidoo kale xoghayaha xisbiga wadani ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay oo qaranka ceeb ku ah in madaxwaynaha Somaliland iyo qoyskiisa lagu eedeeyo dhulboob ay dad masaakiin ah ku dulmiyayaan
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/G1okoVhuNM8