HARGAYSA(W,N) Xubno kamid ah xukuumada somaliland oo isagu jira wasiiro taliyayaal ciidan iyo xubno kale ayaa kormeer indho indhay ah kusoo maray goobihii khasaaraha ay soo gaadhsiiyeen roobkii shlay ka da,ay magaalada hragaysa iyagoo mid mid usoo maray
Sidoo kale xukuumada somaliland ayaa shaacisay waxyaalaha sobobay khasaarahan naf iyo maalba gaystay iyaga oo soo bandhigay sedex arimood oo sobob u ahaa
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;