WAJAALE NEWS

Odayaasha Iyo Waxgaradka Sedex Qof Oo Dhawaan Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa Oo Cabasho Ka Muujiyay Shirkada Sompower!

HARGAYSA(W,N) Salaadiyiinta iyo odoyaasha  sedex qof oo dhawaan ku dhintay magaalada hargaysa kuwaasi oo ku uu sobobay roobkii ka da,ay hargaysa kuna dumay digaar ay kusoo cadheen biraha laydhka oo ay la hayd shirkada sompower ayaa cabasho ka muujiyay laamaha dawlada ee shaqadani khusayso.

Sidoo kale Ehelada Iyo Waxgaradkan ayaa cabasho ka muujiyay shirkada sompower oo ay sheegeen in ay bilowday biro ay kataagayso goobtii ay dhacdadani ka dhacay ee ay sedexda qof ku nafwaayeen.

Madaxdhaqameedkan ayaa xukuumada ugu baaaqay in talaabo deg deg ah ka qaado arintan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/vbyF3eqCgGQ

 

Exit mobile version