“Wasiirka Warfaafintu Marii Uu Maamuli Kari Waayay Wasaaradii oo aynu ognahay, Maaha In Uu Heshiisyada Qaranka ka Hadlo Isaga Oo Mirqaansan”Xoghayaha Wadani.
HARGAYSA(W,N) Xoghayaha guud ee xisbiga wadani ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal deel qaaf ah oo wasiirka warfaafintu ku weraray gudoomiyaha wadani cabdiraxmaan cirro
Xisbiga wadani ayaa sheegay in ay dacwad ka gudbinayaan wasiirka warfaafinta
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;