WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiiro Ka Qaybgalay Kulan Lagaga Doodayay Horumarinta Biyaha Magaalooyinka Gabiley Iyo Wajaale.

GABILEY(W,N)- Wasiirada wasaaradaha biyaha isgaadhsiinta Somaliland oo ay weheliyaan maamulka gobolka abiley ayaa magaalada gabiley kaga qaybgalay kulan lagaga doodayay sidii loo horimarin lahaa biyaha magaalooyinka gabiley Togwajaale iyo cida ku haboon in ay gacanta ku hayso.

Kualan yaa waxaa lagu falan qeeyay arimo door ah oo la xidhiidh horumarinta biyaha.

Sidoo kale waxaa munaasibada hadalo ka jeediyay wasiirada biyaha isgaadhsiinta maayarka magaalada gabiley iyo xibno kale

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version