|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiiro Ka Qaybgalay Kulan Lagaga Doodayay Horumarinta Biyaha Magaalooyinka Gabiley Iyo Wajaale.
August 7, 2019 - Written by Editor:GABILEY(W,N)- Wasiirada wasaaradaha biyaha isgaadhsiinta Somaliland oo ay weheliyaan maamulka gobolka abiley ayaa magaalada gabiley kaga qaybgalay kulan lagaga doodayay sidii loo horimarin lahaa biyaha magaalooyinka gabiley Togwajaale iyo cida ku haboon in ay gacanta ku hayso. Kualan yaa waxaa lagu falan qeeyay arimo door ah oo la xidhiidh horumarinta biyaha. Sidoo kale waxaa munaasibada hadalo ka jeediyay wasiirada biyaha isgaadhsiinta maayarka magaalada gabiley iyo xibno kale HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Xisbiga kulmiye Oo Shaaciyay Tirada Musharixiinta Isku Diwaangaliyay In Ay Utartamayaan Gudoomiye Ku... Galaydh oo siilaanyo kala wareegay dalkii xili xukumadu ku mashquulsanayd dagaal ka,dhana kooxda xid... Daawo:Wasiirka Arimha Dibadda ee Kenya Amina Mohamed Jibril oo laga Waraystay Weerarkii Al Shabaab k... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|