WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Wasaarada Beeraha Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Tog Wajaale.

TOG WAJAALE(W,N)- Wasiirka wasaarada beeraha somaliland oo ay weheliyaan masuuliyiin ka tirsan wasaarada iyo maamulka degmada tog wajaale ayaa maanta booqasho ku agay mashruuca banka wajaale ee gobolka gabiley  kaasi oo laga beeray dalagyo kala duwan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version