WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Eedo Culus Ujeediyay Xisbiga Wadani Sheegayna In Col Caare Yahay Qayb kamida Wadani!

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Madaxwayne Biixi ayaa eedo culus ujeediyay xisbiga wadani isagoo sheegay in col caare iyo jabhada uu hogamiyaa ay yihiin qayb kamida xisbiga wadani.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version