HARGAYSA(W,N) Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa oo kamida Siyaasiyiinta Reer Somaliland Kana tirsan Xisbiga Wadani ayaa waraysi lala yeeshay kaga hadlay xaalada dalka iyo sida uu u arko wada hadalada somaliland iyo Somaliya.
Sidoo kale Siyaasi Buubaa ayaa falanqayn ku sameeyay isbalada geeska ka socda gaar ahaan Itoobiya.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Dhamaysitiran;