TOG WAJAALE(W,N) Wasiirada Caafimaadka Somaliland iyo DDSI oo ay kala weheliyaan xubno dhakhaatiir ah ayaa maanta soo gaadhay magaalo xuduudeedka wajaale halkaasi oo labada wafti ay siwada jir ugu daah fureen barnaamij lagu Cidhintirayo Cudurka Dabaysha,
Waftiyada labada dal ayaa waxaa magaalada wajaale kusoo kala dhaweeyay maamulada labada dhinac.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/h65Q774RkIw