|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Somaliland Iyo Itoobiya Oo Siwada Jir ah Magaalo Xuduudeedka Wajaale Uga Daah Furay Barnaamijka Cidhib-tirka Dabaysha!
August 17, 2019 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N) Wasiirada Caafimaadka Somaliland iyo DDSI oo ay kala weheliyaan xubno dhakhaatiir ah ayaa maanta soo gaadhay magaalo xuduudeedka wajaale halkaasi oo labada wafti ay siwada jir ugu daah fureen barnaamij lagu Cidhintirayo Cudurka Dabaysha,
Waftiyada labada dal ayaa waxaa magaalada wajaale kusoo kala dhaweeyay maamulada labada dhinac. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/h65Q774RkIw Related posts:Maamulka Wakaalada Biyaha Hargaysa Oo Tahli kari Waayey Wax Ka Qabashada Nidaamka Liita Ee Shaqo, + ... DAAWO;-Gudoomiyaha Baanka Somaliland Oo Si Rasmi Ushaqaalaysiiyay Gabadh Yar Oo Haweenaydii Ay Ushaq... Boqor Buurmadow Oo Ka Warbixiyay Socdaal Uu Ku Jooga Muqdisho Iyo Aragtidiisa Qadiyada Somaliland. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|