WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madax-Dhaqameedka Gobolka Awdal Oo Meel Adag Iska Tagay Saami Qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiilada Jsl!

BOORAMA(W,N) Madax-Dhaqameedka Gobolka Awdal oo uu hormuud uyahay guldaanka guud ee beelaha gadabuursi ayaa   Meel Adag Iska Tagay Saami Qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiilada Jsl! Sheegay In Aanay Shacabka Gobolada Galbeedku Aanay Diyaar u Ahayn in ay Sidii Hore Doorasho Ku Galaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version