WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo La Gudoonsiiyay Shahaado Sharaf!

HARGAYSA(W,N) Ururka ay ku bahoobeen jaaliyadaha reer somaliland ee qaarada yurub ayaa shahaado shafar ku maamuusay gudoomiyaha maxkamada sare.

Gudoomiyaha maxkamada sare ayaa umahad celiyay ururkan

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version