WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gudida Doorashooyinka Jsl Oo Shaaciyay Dib Udhac Markale Ku Yimid Doorashada Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanka.

HARGAYSA(W,N)-Gudida doorashooyinka somaliland ayaa shaaciyay in aanay doorashooyinka golayaasha iyo deegaanku qabsoomayn wakhtigii loo mudeeyay

Gudida doorashooyinka ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta iyo cida leh masuuliyada dib udhaca doorashooyinka.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

 

Exit mobile version