HARGAYSA(W,N) Al Fanaan Cali Biri oo kamid fanaaniinta dalka itoobiya ee kasoo jeeda qoomiyada Oromada ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada hargaysa.
Soo dhawaynta faanaanka ayaa waxaa soo dhaweeyay fanaaniinta reer Somaliland oo uu hormuud ka ahaa fanaa maxamed cige Busi iyo qaarkale oo badan,
Socdaalka uu soomaliland ku yimid fanaankani ayaa waxaa ku weheliya qaarkamida madaxdhaqameedka qoomiyada oromada iyo faanaaniin kale.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;