HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha garabka dhalinyarada ee xisbiga wadani ayaa ka hadlay fadeexadii shalay ka dhacay galintaankii imtixaanka shaqo qaran oo lagu soo dhex daray dadkale
Gudoomiye dhame ayaa xukuumada kulmiye ku eedeeyay in xukuumada 400qof cadaalad usamayn wayday ayna somaliland wax calaadada usamayan karin
Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;