HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee wadani barkhad jaamac batuun ayaa dhaliilo culus ujeediyay gudida covid19 kuna eedeeyay in aanay si sax ah usoo bandhigin dhaqaalihii soo galay iyo halkii uu ku baxay
Sidoo kale afhayeen batuun ayaa madaxwayne kuxigeenka jsl isagaara farta ugu fiiqay baahiyaha caafimaad ee ka jira awdal iskadaa somalilandta kale
Xisbiga wadani ayaa magac cusub ubixiyay gudida covid19 una soo jeediyay in ay iscasilaan
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;