Hargeysa (WJN) – Wasiirka wasaarada Shaqada arrimaha bulshada iyo qoyska Somaliland Hinda Jaamac Xirsi, ayaa maanta ka hadashay 5 ka mid ah shaqaale Ajaaniib ah oo maalintii shalay ahayd dhaawacyo loo gaystay, kadib markii ay weerar kusoo qaadeen shaqaale muruq maal ah oo Somaliland ka soo jeeda, Iyadoona go’aan ka soo saartay shaqaalahaasi ajaanibka ah.
Dhinaca kale, Wasiirka wasaarada Shaqada arrimaha bulshada iyo Qoyska Somaliland, ayaa waxa kale oo ay ka hadashay banaan-bax ay maanta dhigeen qaar ka midd ah Shaqaalaha muruq-maalka ah ee magaalada Berbera.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wajaalenews Desk
Hargeysa Office
Wajalenews@gmail.com