WAJAALE NEWS

“Xoolihii Saarna Markabkii Jidah Ku Xayirnaa Way Dhinteen Qaarkood”Siyaasi Cali Canter.

“Xukuumadu Waxay Tidhi Waala Siidaayay Markii Xoolaha Ee Jedah Ku Xayirnaa Waxba Kama Jiraan”Cali Canter.

Hargaysa(W,N) siyaasi cali canter oo kamida hogaanka sare ee xisbiga wadani ayaa ka hadlay xaalada xoolihii dekeda berbera ka dhoofay oo wali ku xayiran jedah oo u sheegay in wakhtigan bilaaban tahay dhimashadoodu

Halkan ka daawo muuqaala warkan;

https://youtu.be/9HFs9ANEwbU

Exit mobile version