WAJAALE NEWS

Masuulkii labaad Ee Kasoo Jeeda Gobolka Togdheer Oo Iska Casilay Xil Madaxwayne Biixi Umagacaabay Iyo Sobobta!

HARGAYSA(W,N)-Masuulkii labaad ee kazoo jeeda gobolka togdheer ayaa iska casilay xil madaxwaynaha Somaliland umagacaabay kaasi oo laba cisho ka hor madaxwaynuhu umagacaabay agaasimaha guud ee wsaarada deegaanka kaasi oo ka cudur daartay xilkaasi ismarkaana saluugay mansabkan

Dhawaan ayay ahayd markii wasiir kuxigeenka arimaha dibada iska casilay xilkaasi  kaasi oo saluugay xilka madaxwaynuhu umagacaabay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version