Xisbi Xaakimka Kulmiye Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Eedo Xukuumada USoo Jeediyay Xoghayaha Wadani.
HARGAYSA(W,N) Masuul Sare oo katirsan xisbi xaakimka talada dalka haye ee kulmiye ayaa jawaab kulul kabixiyay eedo isbada joog ah oo xukuumada uu usoo jeediyay xoghayaha xisbiga mucaaridka ee wadani oo dhawaan warbaahinta si ba,an ugu weerar xukuumada madaxwayne biixi
Siyaasi caydaruus ayaa eedahaasi ku tilmaamay kuwo aan loo meel dayin islamarkaana ah kuwo aan sal iyo raadtoona lahayn
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;