WAJAALE NEWS

Xarunta Dhaqanka Oo Markii Ugu Horaysay Iska Difaacday Eedo Loogu Soo Jeediyay Waxyaabaha Ay Dalka Ka Fuliyaan,

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha xarunta dhaqanka hargaysa ee Redsea Jaamac muuse jaamac ayaa ka hadlay waxyaabaha sanad ku cusub bandhiga buugaagta oo maalinta bari ah furaya iyo wadamo badan oo kasoo qayblaya

Sidoo kale  gudoomiyaha xarunta dhaqanka ayaa iska difaacay eedo loosoo jeediyay waxyaabaha ay dalka ka qabtaan oo lagu sheegay in ay qabtaan arimo dhaqanka iyo diinta islaamka kasoo horjeeda

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version