WAJAALE NEWS

Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Soo Saaray Wareegto Uu Ku Mamnuucayo In Golayaasha Deegaanka Ridaan Maayarada Dalka, Xili Khilaafka Golaha Gabiley Halkii Ugu Xumayd Gaadhay!

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland maxamed kaahin axmed ayaa soo saaray wareegto uu gabi ahaanba ku mamnuucayo in golayaasha deegaanka yeesheen fadhi ay xilka kaga qaadayaan maayarada iyo kuxigeenadooda,

Wareegta kasoo baxay wasiirka arimaha gudaha ayaa dhanka kale kusoo beegmaysa xili uu khilaafka golaha deegaanka gabiley meel xasaasiya marayo hore ay wasaarada arimaha guduhu ugashay xal u helidooda

Halkan Kaga Bogo wareegtada wasiirka arimaha gudaha oo faah faahsan;

Exit mobile version