Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Soo Saaray Wareegto Uu Ku Mamnuucayo In Golayaasha Deegaanka Ridaan Maayarada Dalka, Xili Khilaafka Golaha Gabiley Halkii Ugu Xumayd Gaadhay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Soo Saaray Wareegto Uu Ku Mamnuucayo In Golayaasha Deegaanka Ridaan Maayarada Dalka, Xili Khilaafka Golaha Gabiley Halkii Ugu Xumayd Gaadhay!
July 22, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland maxamed kaahin axmed ayaa soo saaray wareegto uu gabi ahaanba ku mamnuucayo in golayaasha deegaanka yeesheen fadhi ay xilka kaga qaadayaan maayarada iyo kuxigeenadooda,

Wareegta kasoo baxay wasiirka arimaha gudaha ayaa dhanka kale kusoo beegmaysa xili uu khilaafka golaha deegaanka gabiley meel xasaasiya marayo hore ay wasaarada arimaha guduhu ugashay xal u helidooda

Halkan Kaga Bogo wareegtada wasiirka arimaha gudaha oo faah faahsan;

COMMENTS
LINKS