KISMAAYO(W,N)- Wakiilka cusub ee qaramada midoobay usoo magacawday somaliya ayaa gaadhay magaalada kismaayo ee maamul goboleedka jubaland.
Wakiilka ayaa kulan la yeeshay madaxwaynaha maamul goboleedka juba land iyaga oo ka wada hadlay doorashooyinka juba land iyo khilaafka udhexeeya madaxda somaliya.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;