WAJAALE NEWS

Ramaax oo Xukuumada Madaxweyne Biixi Ku Eedeeyay Inay Ka Gaabisay Qabsoomida Doorashooyinka

Burco (WJN) – Xoghayaha arrimaha gudaha ee Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa ka hadley kulankii dhexmaray Xisbiyada qaranka, Isagoona sheegay in kulankaasi ku soo dhamaaday natiijo la’aan.

Dhinaca kale, Xoghayaha arrimaha gudaha ee Xisbiga Ucid Ramaax ayaa Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ku eedeeyay inay ka gaabisay qabsoomida doorashooyinka dalka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Burco Office

Wajalenews@gmail.com

Exit mobile version