WAJAALE NEWS

Siyaasi Cabdilaahi Jawaan oo Xisbiga Waddani Ugu Baaqay Inuu Tanaasulo

Hargeysa (WJN)- Siyaasi Cabdilaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdilaahi Jawaan) oo ka mid ah siyaasiyiinta sar sare ee Xisbiga Waddani, ayaa ka hadley khilaafka cakiran ee ka dhex aloonsan Xisbiyada mucaaridka iyo Xukuumada ee ku aadan qabsoomida Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka.

Dhinaca kale Siyaasi Cabdilaahi Jawaan, ayaa Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ugu baaqay inay sameeyaan tanaasul maadaama aan laga jawaabin soo jeedin toodii.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version