Hargaysa(W,N)-Siyaasi Cabdilaahi Jawaan oo ka tirsan Siyaasiyiinta Sar sare ee Xisbiga Waddani ayaa ka hadlay Go,aamo ay si wada jira u soo saareen Taliska Ciidanka Booliska Iyo Guddida Koomiishanka Doorashooyinku oo lagu xadidayo Ololaha ay samaynayaan Xisbiyada Qaranku Ayaa waxaa uu ku Eedeeyay inaanay u fulin sidii loogu talagalay.
Waxaanu Wasaarada Arrimaha Guddaha ugu ugu baaqay inay hirgaliyaan Go,aamadii ay soo saareen Guddida Koomiishanka iyo Ciidanka Boolisku.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan