WAJAALE NEWS

Sheekh Muxaadiro Ka Jeedinayey Xarunta Khayriyada Magalada Hargeysa Oo Uu Dhawac Soo Gaadhay Ka Dib Markii Nin Tooray Ku Weeraray.

Hargeysa(wajaalenews) Jan.17, 2014-Sheekh Maxamed Haybe oo ka mid ah culimada magalada Hargeysa oo inta badan maalinta jimcaha muxaadiyo diini ah ka jeediya Xarunta Khayriyada Hargeysa, ayaa uu nin ku weeraray tooray,halkaasi oo dhaawac soo gaadhsiiyey.

Sheekha ayaa markii uu ninkaasi dhaawaca soo gaadhsiiyey waxa loola cararay dhinaca Cusbitaalka si loogu soo daaweeyo,oo ay dadkii shacabka ahaa ee uu muxaadirada u jeedinayey gurmad u fidiyeen.

lama ogo sobobta keentay in ninkaasi sheekha weeraro wixii kasoo kordha dhacdafan kala soco wajaalenews

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFICE

EMAIL;;wajalenews@gmail.com

Exit mobile version