WAJAALE NEWS

Qaar Ka Mida Wasiirada Somaliland oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Somalia

Hargeysa (WJN) – Wasiirada wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Ganacsiga iyo Warfaafinta Somaliland oo maanta si wada jir ah shir jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaarada Warfaafinta, ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalo ka dhan ah ah Somaliland oo ka soo yeedhay Madaxweynaha maamulka Xamar Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.

Dhinaca kale, Wasiiradan ayaa waxa ay ka hadleen xidhiidhka ka dhexeeya labada shacab, Iyagoona shacabkaasi ugu baaqay inay ka hortagaan maamulka uu hogaamiyo Farmaajo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/psWThf0qN9A

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

Exit mobile version