OODWAYNE(W,N) Ciidamada booliska ee gobolk daad madheedh ayaa la sheegay In y xabsiga utaxaabeen inka badan 20dhalinyaro oo ku dhaqan magaalada oodwayne
Xadhiga dhalinyrada ayaa lasheegay in ka danbaysa kadib markii lagu eedeeyay in abaabulayaan mudo haraad lagaga soo horjeedo wafti xukuumada ka socda oo kusoo foole magaalada oodwayne
Maamulka gobolka iyo ciidanka booliska ayaa iyagu ka hadal ujeedada loo xidh xidhay dhalinyarada
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;