WAJAALE NEWS

” Muqdisho Waxaa Madax Ka Ah Imika Laba Nin Oo Aan Odhanayo, Waa Xin Iyo Xaasid”Siyaasi Cali Guray.

HARGAYSA(W,N) Siyaasi cali maxamed yuusuf (Cali Guray)  oo kamid siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa ka hadlay ficilada wayda ah ee maamulka Muqdisho kula dagaalamayaan Somaliland isagoo madaxda muqdisho ku tilmaamay in ay yihiin xin iyo xaasid .

Sidoo kale cali guray ayaa ka hadlay buug uu ka qoray abwaan cabdi qays oo uu dhawaan soo bandhigi doono

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version