Gabiley (WJN) – Waxaa maanta magaalada Gabiley lagu qabtay munaasibad balaadhan oo taageero loogu muujinayo safarka Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo weftiga uu hogaaminayo ay ku tageen dalka Guinea, Waxaana munaasibadan goobjoog ka ahaa maamulka iyo masuuliyiinta gobolka Gabiley
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wajaalenews Desk
Gabiley Office
Wajalenews@gmail.com