HARGAYSA(W,N)-Xuska 34sano guurada jamhuuriyada somaliland ee 18may oo maalintii shalay lagu qabtay caasimada hargaysa ayaa waxaa kasoo qaybgalay ajaanib tiro badan oo kala socday wadamada duniada kuwaasi oo fariin udiray caalamka ismarkaana ugu baaqay in ay aqoonsadaan somaliland.
Ajaanibkii Kasoo Qaybgalay Xuska Qarannimada Jsl Ee 18may Oo Fariin Udiray Caalamka
