WAJAALE NEWS

Madaxweyanaha Maamul Goboleedka Puntland Oo Dalka Qadar Ku Eedeeyay Dilkii Mareeyihii DPWORLD Ee Dekeda Boosaaso.

GAROOWE(W,N) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puthland Somaliya ayaa markii ugu horaysay dilkii maareeyaha shirkada DPWORLD Ee Dekeda bosaaso ku eedeeyay in ay ka danbeeyay dalka Qadar

Eedaha madaxwaynaha maamul goboleedka puthland ujeediyay dalka qadar inay danbeeyay ayaa imanaya kadib markii uu wargaysa kasoo baxa dala maraykanku qoray warbixin uu ku sheegayo in dilkii mareeyaha DPWORLD Ee boosaaso ay ka danbeeyeen dalka qadar iyo ururka alshabaab oo iskaashanaya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/te0rE38X8LM

Exit mobile version