Hargeysa (WJN) – Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland ayaa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ugu baaqay inuu kala diro Koomiishanka doorashooyinka dalka oo ay sheegeen in mudo xileedkoodii uu dhamaaday, Islamarkaana ay mudo dhaaf yihiin.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wajaalenews Desk
Hargeysa Office
Wajalenews@gmail.com