|
|||||
WAJAALE NEWS
Madax-dhaqameedka Somaliland oo Xukuumada Ugu Baaqay Inay Koomiishanka Kala Dirto
July 3, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN) – Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland ayaa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ugu baaqay inuu kala diro Koomiishanka doorashooyinka dalka oo ay sheegeen in mudo xileedkoodii uu dhamaaday, Islamarkaana ay mudo dhaaf yihiin.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|