HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha garabka dhainyrada heer qaran ee xisbiga wadani ayaa maanta laga siidaayay xabsiga kadib dadaal ay xisbigiisu ugalay
Gudoomiyaha maxamed sidiiq dhaame ayaa ka warbixiyay mudo 71cisho ah oo u xidhnaa iyo sidii loola dhaqmay mudadii uu xidhnaa+soo qabashadiisii/
Halkanka Daawo Muuqaalka Warkan;
https://youtu.be/D4Xk4eeVUG8