HARGAYSA(W,N) Maamulka dawlada hoose ee caasimada hargaysa iyo masuuliyiinta haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha Somaliland ayaa saaka kormeer wada jir ah ku tagay goobta loo raray dadkii deganaa wadadda 150 iyagoo u kuurgalay sidii bulshada loo gaadhsiin lahaa adeegyada aas aasiga ah.
Dawlada hoose ayaa gudoomiyaha haayada Qaxoontiga iyo barakacayaasha ku wareejisay dhul loogu talo galay in laga dhiso adeegyada aas aasiga ah ee ay ubaahan yihiin bulshada sida rug boolis, goob caafimaad, waxbrasho iyo adeegyada kale ee dawliga ah,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;