HARGAYSA(W.N) Wasiirka Wasaarada Biyaha Jamhuuriyada Somaliland Saleeban cali koore ayaa sheegay in aan xukuumadu dib ugu dul qaadanayn dadka somaliland ku dhaliila in aan lawada lahayn
Sidoo kale wasiir saleebaan ayaa hanjabaad dadban udiray siyaasiiinta ay isku deegaanka yihiin oo dhawaan shir ku qabtay gudaha caasimada hargaysa
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;