HARGAYSA(W,N) Cuqaasha,waxgaradka iyo Shacabka ku dhaqan degmooyinka caasimada hargaysa oo ay weheliyaan maamulka degmooyinku ayaa taageero muq iyo miisaanle umuujiyay safarka madaxwaynaha Somaliland ku tagay dalka gini oo kamida wadamada qaarada Africa.
Sidoo kale shacabka ayaa fariin culus udiray maamulka muqdisho oo ay sheegeen in xaalkoodii noqday xaasidnimada Somaliland iyo shacabkeeda
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;